Xoriyad gaar ah oo la siinayo dadka talaalan

NSW Police have issued fines for breaching COVID-19 restrictions in Blacktown.

NSW Police have issued fines for breaching COVID-19 restrictions. Source: AAP

Shacabka NSW ee qaatay labada talaal ayaa rajaynay inay helaan xoriyad ama xaquuq gaar ah kadib markii dawlada NSW ay sheegtay in go'aan noocaas lagu dhawaaqidoono dhamaadka todobaadkan.



Share