Xaalada dadka deggan xaafadaha bandowga lagu soo rogay

Cabdullahi Garfiiq

Source: Facebook

Cabdulllahi Garfiiq wuxuu ku nool yahay xaafada Craigieburn oo ka mid ah xaafaha Melbourne ee xanibaadaha lagu soo rogay. Wuxuu nooga waramay dareenkiisa ku aaddan in markale loo diido inay baxaan.



Share