Settlement Guide: Sidee loo maareeya daymaha la galay xiliga faafka COVID-19?

Source: Getty
Sanad kadib faafka COVID-19, shacab badan oo Australian ah ayaa ku jira daymo sii kordhaya iyagoo ku tiirsan daymo kala duwan si ay isaga bixiyaan biilasha joogtada ah. Haddaba sidee dayn ula noolaan kartaa una maarayn kartaa dhaqaalahaaga.
Share