Muxuu yahay Codka dhawaan aftida loo qaadayo?

Composite image for July must run 1800px.png

Dhamaadka sanadkan, shacabka Australia ayaa ka qayb qaadan doona afti lagu waydiinayo inay HAA ama MAYA uga jawaabaan su'aasha ah: "Ma taageersan tahay in isbadal lagu sameeyo dastuurka si loogu aqoonsado dadka dalka loogu yimid iyada oo la abuurayo COD ay yeeshaan dadka Aboriginalka iyo Torres Strait Islanderka?"


Muxuu yahay Codka dhawaan aftida loo qaadayo?

Share