Karantiilkii COVID-19 oo dhamaaday
Karantiilkii COVID-19 oo dhamaaday

Source: Getty / Getty Images/10'000 Hours
Maanta oo bisha October tahay 14 waxaa dhamaaday karantiilkii qasabka ku ahaa qofka uu ku dhaco COVID-19. Talaabadan ayay qaar dhaliileen.
Share