"Albaabka hore waxaa taagan boolis" Faysal 14 maalmood oo karantiil hoteel ayuusan irida ka bixi karin.

Source: Facebook
Faysal Ibraahim wuxuu ku karantiilan yahay hoteel ku yaal Melbourne. Waxaan waydiinay 14 maalmood oo karantiil ah sida qofka noloshiisa ay u saamayso.
Share