Ahmed Tooxow waxaa caruur u dhigataa East Preston Slamic College oo kays coronavirus ah laga helay

Ahmed Tooxow

Source: SBS Somali

Xaafado ku yaal Woqooyiga Melbourne oo ay Soomaali badan deggan yihiin ayaa dadka lagu boorinayaa inay isbaaraan kadib markii kays COVID-19 ah laga helay iskuul Islamic ah.



Share