Aboriginalka Australia oo ka cabanaya dhibaatooyin la mid ah kuwa madowga maraykanka

Indigenous voices on Twitter pointed out the similarities between what's happening in the US and Australia. Source: AAP
Nin Aboriginal ah "Sida George Floyd u dhintay ayuu Adeerkay u dhintay, isagoo leh ma neefsan karo" Dadka dalka loogu yimid oo ka cabanaya dhibaatooyin la mid ah kuwa dadka madowga maraykanka.
Share