Ka fiirso SBS iyo SBS On Demand ciyaar kasta oo FIFA World Cup 2022, si toosa oo bilaasha.
Koobka Adduunka ee FIFA 2022ᵀᴹ wuxuu bilaabmayaa November 21, 2022 , wuxuuna noqon doonaa baahinta bilaashka ah ee hawada ku jirta ee SBS gudaha Australia.
Dhammaan 64-ka ciyaarood ee Qatar waxa la soo bandhigi doonaa si toos ah oo bilaash ah, iyadoo siddeed ciyaarood oo toos ah laga daawan doono SBS VICELAND.
Goorta uu FIFA World Cup 2022ᵀᴹ bilaabani
FIFA World Cup 2022ᵀᴹ wuxuu bilaaban 21 November, waxaana xuquuqda siidayntiisa si gaara u yeelatay SBS, iyadoo si toosa oo bilaasha Australia uga baahineysa.
Koobka Adduunka ee FIFA 2022ᵀᴹ Taariikhaha iyo Waqtiyada.
Xaflada furitaanka ayaa dhacaysa ka hor kulanka furitaanka tartanka ee u dhaxeeya Qatar oo marti galinaysa iyo xulka ay isku kooxda yihiin ee Ecuador. Wareega group-yada ayaa socon doona ilaa ciyaarta ugu danbeysa ee u dhaxaysa Serbia iyo Switzerland December 3 (AEDT).
Sidan ayeyna u qabsoomeysaa:
- Group Stage: November 21 - December 3
- Round of 16: December 4 - 7
- Quarter-Finals: December 10 - 11
- Semi-Finals: December 14 - 15
- 3rd vs 4th playoff: December 18
- World Cup Final: December 19

The 2022 FIFA World Cup will take place in Qatar Source: Getty / Getty Images
Marka laga soo tago tabinta ciyaarta tooska ah ee dhammaan 64-ka ciyaar - sideed ka mid ah waxaa lagu soo bandhigi doonaa SBS VICELAND - waxyaabaha aan bixinayno waxaa ka mid noqon doona Bandhigyada Hordhaca ee TV-ga Adduunka ee Maalinlaha ah, Ciyaaraha caadiga ah ee Koobka Adduunka iyo ku celiska Qatar 2022.
Kulamo badan ayaa noqon doona waqtiyo uwanaagsan taageerayaasha Australia, iyadoo todobo ciyaarood ee heerka kooxaha ay bilaaban doonaan inta lagu jiro waqtiga ugu wanaagsan 9pm (AEDT) iyo 20 kulan heerka kooxaha oo bilaaban doona 6am (AEDT).
Bandhiga Maalinlaha ah ee Koobka Adduunka iyo Bandhiga Hordhaca ee TV-ga FIFA
Bandhigga maalinlaha ah ee Koobka Adduunka wuxuu noqon doonaa goob ay ku hakadaan dadka Australiyaanka ah si ay ula qabsadaan wax walba oo ka socda Koobka Adduunka ee FIFA maalin kasta .
Dhacdo kasta oo xiisa leh waxaa ku jiri doona xogo cusub, aragtiyo horudhac ah, falanqayn khabiir, waraysiyo gaar ah, iyo martida xiddigaha, iyo dhammaan wararkii ugu dambeeyay, aragtiyaha, iyo falcelinta gudaha ee Qatar, Australia iyo adduunka oo dhan. .
Bandhiga maalinlaha ah ee Koobka Adduunka waxa uu soo gali doonaa 5:30pm (AEDT) habeen walba SBS waxaana xigi doona bandhiga hordhaca ee TV-ga FIFA. Bixinta VOD-ka koowaad ee dhijitaalka ah ayaa la heli doonaa goor hore iyada oo loo sii marayo SBS On Demand.
Ciyaarihii hore ee FIFA World Cup
SBS On Demand waxa ay soo bandhigaysaa 25 ciyaarood oo heer caalami ah oo FIFA World Cup laga soo bilaabo 1986 ilaa 2018 si loogu ogolaado dhagaystayaashu inay dib u soo nooleeyaan qaar ka mid ah ciyaaraha ugu waaweyn ee kubada cagta.
Badanka ciyaarahaa hore waxaa sidoo kale laga baahin doonaa SBS iyo SBS VICELAND xiliga Koobka Aduunka.
Ka daawo 2022 FIFA World Cup 2022ᵀᴹ SBS On Demand
Samayso koontadaada SBS On Demand si aad ugu daawato dhammaan 64-ka ciyaar ee Koobka Adduunka ee FIFA 2022ᵀᴹ si toosa oo bilaash ah wakhti kasta iyo qalabka aad jeceshahay.
Si bilaash ah uga fiirso Koobka Adduunka adigoo isticmaalaya SBS On Demand website, TV-yada ku xiran ama Aabkayaga gudaha Apple App Store iyo Google Play Store.
Xarunta Koobka Adduunka ee SBS On Demand waxay siin doontaa dhagaystayaasha SBS dhamaan xarakaadka ciyaaraha Qatar, oo koobaysa baahinta tooska ah ee Ingiriisi iyo Carabi, ku celis buuxa, 25-daqiiqo kulan yar, 10-daqiiqo oo muhiim ah iyo saddex daqiiqo dhammaan 64 kulan.
Intaa waxaa dheer, mareegta cusub ee SBS Sport waxay noqon doontaa gurigaaga dhammaan waxyaabihii ugu dambeeyay ee lasoo muujiyey, wareysiyo, muuqaalo dheeri ah, warar, sheekooyin muuqaal ah, fikrado iyo dhammaan qodobbada ugu muhiimsan ee laga hadlayo Qatar 2022.

Ku celis buuxa
Daqiiqad yar oo xaraka ah ma ku dhaafayso koobka Qatar, iyadoo si buuxda loogu celinayo ciyaaraha tartamada ee ku baxaya English iyo Carabiba, oo ay ku jiraan bandhigyada istuudiyaha ka hor iyo bandhigyada kooxda baahinta xiddigaha ee SBS.
25-daqiiqo ciyaar kooban.
Iyadoo la tixgalinayo wakhtiga xaddidan ee daawadayaasha, xidhmooyin kooban oo 25-daqiiqo ah ayaa sidoo kale diyaar noqon doona ciyaar kasta oo tartanka ah.
Iftiiminta 10-daqiiqo oo dheeraada.
Isu dheeli tir haboon si looga dhex gaadho qodabada ugu muuqda ciyaarta ee sadexda daqiiqa ah iyo dheeraanta ciyaarta kooban ee 25 daqiiqa ah, waxa 10 daqiiqo dhacdooyin ciyaarta lasoo aruuriyey ayaa diyaar ku ah SBS On Demand dhamaan ciyaaraha koobka.
Iftiimin 3-daqiiqa ah.
Waxaa sidoo kale diyaara dhacdooyinka kooban ee ciyaar kasta oo Qatar 2022 ka dhacaysa, iyadoo daawadayaasha ay suura gal u noqoneyso fiirsashada xulka dhacdooyinka ciyaaraha si waliba haboon iyadoo 3-daqiiqa lagu aruuriyey diyaarna ay ku tahay barta SBS Sport iyo SBS On Demand.
Sidee looga sameeystaa koonto SBS On Demand.
Samaysiga Koonto SBS On Demand si buuxda waa bilaash. Waxaad raacaysaa talaabooyinka :
- Open the On Demand app /
- Select Log in / Sign Up
- Choose Create A New Account
- Enter your details, including: name, email address, gender and year of birth
- Select Create Account - you will then receive an email to confirm your new SBS account
- Explore our diverse catalogue of content and stream away!
Monday, November 21
Opening Ceremony + Group A - Qatar v Ecuador
2:00am - 5:30am (AEDT) - kickoff at 03.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
2022 FIFA World Cup tournament preview
10:30pm - 11:30pm (AEDT)
LIVE on SBS and SBS On Demand
Group B - England v Iran
11:30pm - 2:30am (AEDT) - kickoff at 00.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Tuesday, November 22
Group A - Senegal v Netherlands
2:30am - 5:30am (AEDT) - kickoff at 03.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Group B - USA v Wales
5:30am - 8:30am (AEDT)- kickoff at 06.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
World Cup Daily
5:30pm - 6:00pm (AEDT)
LIVE on SBS and SBS On Demand
FIFA Preview Show
6:00pm - 6:30pm (AEDT)
On SBS and SBS On Demand
Group C - Argentina v Saudi Arabia
8:30pm - 11:30pm (AEDT) - kickoff at 09.00pm
LIVE on SBS and SBS On Demand
Group D - Denmark v Tunisia
11:30pm - 2:30am (AEDT) - kickoff at 00.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Wednesday, November 23
Group C - Mexico v Poland
2:30am - 5am (AEDT) - kickoff at 03.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Group D - France v Australia
5:00am - 8:30am (AEDT) - kickoff at 06.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
World Cup Daily
5:30pm - 6:30pm (AEDT)
LIVE on SBS and SBS On Demand
FIFA Preview Show
6:00pm - 6:30pm (AEDT)
On SBS and SBS On Demand
Group F - Morocco v Croatia
8:30pm - 11:30pm (AEDT) - kickoff at 09.00pm
LIVE on SBS and SBS On Demand
Group E - Germany v Japan
11:30pm - 2:30am (AEDT) - kickoff at 00.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Thursday, November 24
Group E - Spain v Costa Rica
2:30am - 5:30am (AEDT) - kickoff at 03.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Group F - Belgium v Canada
5:30am - 8:30am (AEDT) - kickoff at 06.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
World Cup Daily
5:30pm - 6:00pm (AEDT)
LIVE on SBS and SBS On Demand
FIFA Preview Show
6:00pm - 6:30pm (AEDT)
On SBS and SBS On Demand
Group G - Switzerland v Cameroon
8:30pm - 11:30pm (AEDT) - kickoff at 09.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Group H - Uruguay v Korea Republic
11:30pm - 2:30am (AEDT) - kickoff at 00.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Friday, November 25
Group H - Portugal v Ghana
2:30am - 5:30am (AEDT) - kickoff at 03.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Group G - Brazil v Serbia
5:30am - 8:30am (AEDT) - kickoff at 06.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
World Cup Daily
5:30pm - 6:00pm (AEDT)
LIVE on SBS and SBS On Demand
FIFA Preview Show
6:00pm - 6:30pm (AEDT)
On SBS and SBS On Demand
Group B - Wales v Iran
8:30pm - 11:30pm (AEDT) - kickoff at 09.00pm
LIVE on SBS and SBS On Demand
Group A - Qatar v Senegal
11:30pm - 2:30am (AEDT) - kickoff at 00.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Saturday, November 26
Group A - Netherlands v Ecuador
2:30am - 5am (AEDT) - kickoff at 03.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Group B - England v USA
5.30am - 8:30am (AEDT) - kickoff at 06.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
World Cup Daily
5:30pm - 6:00pm (AEDT)
LIVE on SBS and SBS On Demand
FIFA Preview Show
6:00pm - 6:30pm (AEDT)
On SBS and SBS On Demand
Group D - Tunisia v Australia
7:30pm - 11:30pm (AEDT) - kickoff at 09.00pm
LIVE on SBS and SBS On Demand
Group C - Poland v Saudi Arabia
11:30pm - 2:30am (AEDT) - kickoff at 00.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Sunday, November 27
Group D - France v Denmark
2:30am - 5:30am (AEDT)- kickoff at 03.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Group C - Argentina v Mexico
5:30am - 8:30am (AEDT)- kickoff at 06.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
World Cup Daily
5:30pm - 6:00pm (AEDT)
LIVE on SBS and SBS On Demand
FIFA Preview Show
6:00pm - 6:30pm (AEDT)
On SBS and SBS On Demand
Group E - Japan v Costa Rica
8:30pm - 11:30pm (AEDT) - kickoff at 09.00pm
LIVE on SBS and SBS On Demand
Group F - Belgium v Morocco
11:30pm - 2:30am (AEDT) - kickoff at 00.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Monday, November 28
Group F - Croatia v Canada
2:30am - 5:30am (AEDT) - kickoff at 03.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Group E - Spain v Germany
5:30am - 8:30am (AEDT) - kickoff at 06.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
World Cup Daily
5:30pm - 6:00pm (AEDT)
LIVE on SBS and SBS On Demand
FIFA Preview Show
6:00pm - 6:30pm (AEDT)
On SBS and SBS On Demand
Group G - Cameroon v Serbia
8:30pm - 11:30pm (AEDT) - kickoff at 09.00pm
LIVE on SBS and SBS On Demand
Group H - Korea Republic v Ghana
11:30pm - 2:30am (AEDT) - kickoff at 00.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Tuesday, November 29
Group G - Brazil v Switzerland
2:30am - 5:30am (AEDT) - kickoff at 03.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Group H - Portugal v Uruguay
5:30am - 8:30am (AEDT) - kickoff at 06.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
World Cup Daily
5:30pm - 6:00pm (AEDT)
LIVE on SBS and SBS On Demand
FIFA Preview Show
6:00pm - 6:30pm (AEDT)
On SBS and SBS On Demand
Wednesday, November 30
Group A - Netherlands v Qatar
1:30am - 4:30am (AEDT) - kickoff at 02.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Group A - Ecuador v Senegal
1:30am - 4:30am (AEDT) - kickoff at 02.00am
LIVE on SBS VICELAND and SBS On Demand
Group B - Wales v England
5:30am - 8:30am (AEDT) - kickoff at 06.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Group B - Iran v USA
5:30am - 8:30am (AEDT) - kickoff at 06.00am
LIVE on SBS VICELAND and SBS On Demand
World Cup Daily
5:30pm - 6:00pm (AEDT)
LIVE on SBS and SBS On Demand
FIFA Preview Show
6:00pm - 6:30pm (AEDT)
On SBS and SBS On Demand
Thursday, December 1
Group D - Australia v Denmark
1:00am - 4:30am (AEDT) - kickoff at 02.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Group D - Tunisia v France
1:30am - 4:30am (AEDT) - kickoff at 02.00am
LIVE on SBS VICELAND and SBS On Demand
Group C - Poland v Argentina
5:30am - 8:30am (AEDT) - kickoff at 06.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Group C - Saudi Arabia v Mexico
5:30am - 8:30am (AEDT) - kickoff at 06.00am
LIVE on SBS VICELAND and SBS On Demand
World Cup Daily
5:30pm - 6:00pm (AEDT)
LIVE on SBS and SBS On Demand
FIFA Preview Show
6:00pm - 6:30pm (AEDT)
On SBS and SBS On Demand
Friday, December 2
Group F - Croatia v Belgium
1:30am - 4:30am (AEDT) - kickoff at 02.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Group F - Canada v Morocco
1:30am - 4:30am (AEDT) - kickoff at 02.00am
LIVE on SBS VICELAND and SBS On Demand
Group E - Japan v Spain
5:30am - 8:30am (AEDT) - kickoff at 06.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Group E - Costa Rica v Germany
5:30am - 8:30am (AEDT) - kickoff at 06.00am
LIVE on SBS VICELAND and SBS On Demand
World Cup Daily
5:30pm - 6:00pm (AEDT)
LIVE on SBS and SBS On Demand
FIFA Preview Show
6:00pm - 6:30pm (AEDT)
On SBS and SBS On Demand
Saturday, December 3
Group H - Korea Republic v Portugal
1.30am - 4:30am (AEDT) - kickoff at 02.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Group H - Ghana v Uruguay
1:30am - 4:30am (AEDT) - kickoff at 02.00am
LIVE on SBS VICELAND and SBS On Demand
Group G - Cameroon v Brazil
5:30am - 8:30am (AEDT) - kickoff at 06.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Group G - Serbia v Switzerland
5:30am - 8:30am (AEDT) - kickoff at 06.00am
LIVE on SBS VICELAND and SBS On Demand
World Cup Daily
5:30pm - 6:00pm (AEDT)
LIVE on SBS and SBS On Demand
FIFA Preview Show
6:00pm - 6:30pm (AEDT)
On SBS and SBS On Demand
Sunday, December 4
Round of 16 - 1A v 2B
1:30am - 4:30am (AEDT) - kickoff at 02.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Round of 16 - 1C v 2D
5:30am - 8:30am (AEDT) - kickoff at 06.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
World Cup Daily
5:30pm - 6:00pm (AEDT)
LIVE on SBS and SBS On Demand
FIFA Preview Show
6:00pm - 6:30pm (AEDT)
On SBS and SBS On Demand
Monday, December 5
Round of 16 - 1D v 2C
1:30am - 4:30am (AEDT) - kickoff at 02.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Round of 16 - 1B v 2A
5:30am - 8:30am (AEDT) - kickoff at 06.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
World Cup Daily
5:30pm - 6:00pm (AEDT)
LIVE on SBS and SBS On Demand
FIFA Preview Show
6:00pm - 6:30pm (AEDT)
On SBS and SBS On Demand
Tuesday, December 6
Round of 16 - 1E v 2F
1:30am - 4:30am (AEDT) - kickoff at 02.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Round of 16 - 1G v 2H
5:30am - 8:30am (AEDT) - kickoff at 06.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
World Cup Daily
5:30pm - 6:00pm (AEDT)
LIVE on SBS and SBS On Demand
FIFA Preview Show
6:00pm - 6:30pm (AEDT)
On SBS and SBS On Demand
Wednesday, December 7
Round of 16 - 1F v 2E
1:30am - 4:30am (AEDT) - kickoff at 02.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Round of 16 - 1H v 2G
5:30am - 8:30am (AEDT) - kickoff at 02.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
World Cup Daily
5:30pm - 6:00pm (AEDT)
LIVE on SBS and SBS On Demand
FIFA Preview Show
6:00pm - 6:30pm (AEDT)
On SBS and SBS On Demand
Thursday, December 8
World Cup Daily
5:30pm - 6:00pm (AEDT)
LIVE on SBS and SBS On Demand
FIFA Preview Show
6:00pm - 6:30pm (AEDT)
On SBS and SBS On Demand
Friday, December 9
World Cup Daily
5:30pm - 6:00pm (AEDT)
LIVE on SBS and SBS On Demand
FIFA Preview Show
6:00pm - 6:30pm (AEDT)
On SBS and SBS On Demand
Saturday, December 10
Quarter-Final - 1E/2F v 1G/2H
1:30am - 4:30am (AEDT) - kickoff at 02.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Quarter-Final - 1A/2B v 1C/2D
5:30am - 8:30am (AEDT) - kickoff at 06.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
World Cup Daily
5:30pm - 6:00pm (AEDT)
LIVE on SBS and SBS On Demand
FIFA Preview Show
6:00pm - 6:30pm (AEDT)
On SBS and SBS On Demand
Sunday, December 11
Quarter-Final - 1F/2E v 1H/2G
1:30am - 4:30am (AEDT) - kickoff at 02.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
Quarter-Final - 1B/2A v 1D/2C
5:30am - 8:30am (AEDT) - kickoff at 06.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
World Cup Daily
5:30pm - 6:00pm (AEDT)
LIVE on SBS and SBS On Demand
FIFA Preview Show
6:00pm - 6:30pm (AEDT)
On SBS and SBS On Demand
Monday, December 12
World Cup Daily
5:30pm - 6:00pm (AEDT)
LIVE on SBS and SBS On Demand
FIFA Preview Show
6:00pm - 6:30pm (AEDT)
On SBS and SBS On Demand
Tuesday, December 13
World Cup Daily
5:30pm - 6:00pm (AEDT)
LIVE on SBS and SBS On Demand
FIFA Preview Show
6:00pm - 6:30pm (AEDT)
On SBS and SBS On Demand
Wednesday, December 14
Semi-Final - QF2 v QF1
5:30am - 8:30am (AEDT) - kickoff at 06.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
World Cup Daily
5:30pm - 6:00pm (AEDT)
LIVE on SBS and SBS On Demand
FIFA Preview Show
6:00pm - 6:30pm (AEDT)
On SBS and SBS On Demand
Thursday, December 15
Semi-Final - QF4 v QF3
5:30am - 8:30am (AEDT) - kickoff at 06.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
World Cup Daily
5:30pm - 6:00pm (AEDT)
LIVE on SBS and SBS On Demand
FIFA Preview Show
6:00pm - 6:30pm (AEDT)
On SBS and SBS On Demand
Friday, December 16
World Cup Daily
5:30pm - 6:00pm (AEDT)
LIVE on SBS and SBS On Demand
FIFA Preview Show
6:00pm - 6:30pm (AEDT)
On SBS and SBS On Demand
Saturday, December 17
World Cup Daily
5:30pm - 6:00pm (AEDT)
LIVE on SBS and SBS On Demand
FIFA Preview Show
6:00pm - 6:30pm (AEDT)
On SBS and SBS On Demand
Sunday, December 18
Third-Place Play-off - Semi-Final Losers
1:30am - 4:30am (AEDT) - kickoff at 02.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
World Cup Daily
5:30pm - 6:00pm (AEDT)
LIVE on SBS and SBS On Demand
FIFA Preview Show
6:00pm - 6:30pm (AEDT)
On SBS and SBS On Demand
Monday, December 19
Final - Semi-Final Winners
1:30am - 4:30am (AEDT) - kickoff at 02.00am
LIVE on SBS and SBS On Demand
World Cup Daily
5:30pm - 6:30pm (AEDT)
LIVE on SBS and SBS On Demand
Schedule / timings are TBC, check your local guides
Listen with SBS Audio

Download the SBS Radio app Source: SBS
SBS Audio
All matches will be available in English and Arabic, with up to 2 additional languages streams via .