25 April sanad walba, Australia waxaa laga xusaa Anzac day. Waxaa markii ugu horaysay lagu xusay askartii Australia iyo New Zealand ee ka soo dagaalamay Gallipoli 1915 intii uu socday dagaalkii koowaad ee aduunka.
Haddase, waxaa lagu xusaa dhamaan askartii Australianka ee dagaaladda ka soo qayb qaatay iyo kuwii ku dhintay.

Wreaths are placed on the Cenotaph during the Anzac Day Dawn Service at Martin Place in Sydney, Monday, April 25, 2022. Source: AAP / BIANCA DE MARCHI/AAPIMAGE
Attend your local Dawn Service
Maalinta Anzac Day, xaflado ayaa subaxa hore lagu qabtaa dalka oo dhan. Waxay xafladahaas bilowdaan 4:30 subaxnimo oo ku aaddan markii askarta Australia ay ka degtay Gallipoli. Waqtiga ay bilaabato way ku kala duwanaan karaan magaalooyinka dalka Australia.
Waa xaflad lagu xuso oo lagu xasuusto dadkii dhibku ka soo gaaray dagaaladii iyo kuwii ku dhintay.
Waxaa inta badan xafladaha dabasocda 'Gunfire Breakfasta' qoraac lagu qabto kalaabayada.
Magaca Gunfire waxaa loogu bixiyay maadaama ay askartu qoraacda cuni jireen subixii ka hor dagaalka.

Women march carrying photos of relatives during the Anzac Day parade in Sydney, Australia, Sunday, April 25, 2021. Source: AP / Mark Baker/AP/AAP Image
Your local Anzac Day March
Isla subixiina, askartii soo dagaalantay ayaa socod ku wadooyin dalka oo dhan.

A war veteran shares a laugh with his grandaughter (R) in Sydney on April 25, 2016 during the Anzac parade to mark the centenary of the Gallipoli landings. Source: AFP / PETER PARKS/AFP via Getty Images
Xagee looga qaybgalaa?
Gobol walba caasimadiisa ayaa waxaa lagu qabtaa xaflad subaxa hore iyo socod. Canberra xuska waxaa lagu qabtaa . Sydney waxaa lagu qabtaa , , Melbourne, waxaa lagu qabtaa .
Xafladaha, quraacda iyo socodka waxaa isku soo dubarida RSL Australia.
Askartii soo dagaalantay iyo qoysaskooda ayaa inta badan maalinta oo dhan jooga RSL-ka xaafadooda.

CANBERRA, AUSTRALIA - APRIL 25: Poppies are placed beside the names of those who lost their lives on the Roll of Honour for World War II during the ANZAC dawn service at the Australian War Memorial on April 25, 2009 in Canberra, Australia. Credit: Mark Nolan/Getty Images
Astaamaha Anzac Day
Waxaa jira dhowr astaamood oo lala xariiriyo Azac Day sida inay dadku xirtaan calaamo yar yar oo ka baxa Gallipoli oo askartii dib u soo noqday abuurkiisii Australia ku soo celiyeen.
Waxay sidoo kale xirtaan ubax guduudan oo aad uga baxay goobihii dagaalka kadib dagaalkii labaad. Wuxuuna ubaxaas astaan u noqday xuska askartii Australia ee dagaalka ku dhintay.
Ode of Remembrance waa gabay caadiyaan lagu gabyo xafladaha Anzac Day oo lagu xuso dadkii naftooda u huray dagaalka. Iyadoo kaa is a poem that is commonly recited at Anzac Day services to commemorate wartime sacrifice.
Buskudka Anzac waa astaan kale oo xusku leeyahay.

Chewy anzac biscuits & rosemary stem cutting on cooling rack. Source: iStockphoto / Tim Allen/Getty Images/iStockphoto
Anzac biscuits
Waxaa la aaminsan yahay in buskudkaas ay xaasaskii askatu ay u direen askartii dibadda jirtay sababtoo ah waxa laga sameeyay buskudku ma aha wax dhaca ama waqti dhow ku halaaba inta safarka uu ku sii socdo.
READ MORE

How to bake Anzac biscuits at home

SYDNEY, AUSTRALIA - APRIL 25: Service medal are displayed as war veterans, defence personnel and war widows make their way down Elizabeth Street during the ANZAC Day parade on April 25, 2022 in Sydney, Australia. Anzac day is a national holiday in Australia, traditionally marked by a dawn service held during the time of the original Gallipoli landing and commemorated with ceremonies and parades throughout the day. Anzac Day commemorates the day the Australian and New Zealand Army Corp (ANZAC) landed on the shores of Gallipoli on April 25, 1915, during World War 1. (Photo by Brendon Thorne/Getty Images) Credit: Brendon Thorne/Getty Images
Learn more about Anzac Day
The waxaad ka heli kartaa macluumaad dheeraad ah oo ku aaddan Anzac Day iyo taariiqda milatariga Australia. Waxaad kaloo booqan kartaa Canberra.