Isticmaal SBS Radio app-ka cusub si aad u dhagaysato podcasts iyo wararka idaacada oo toos ah ama ku soo ceshato 60 luqadood oo ka baxaya SBS Radio1,2 iyo Ka dhagayso muusiga , iyo . Waxaad kala socon kartaa podcasts Af-english ah oo ay ku jiraan and NITV’s .
Download the SBS Radio app for free


Haddii aad hore u isticmaali jirtay SBS Radio app, waxaa ku sugaya waxyaalo cusub oo lagu daray. Booqo the App Store (iPhone users) or Google Play (Android phone users) kadibna raac tilmaama muraayada.
Sida barnaamujka luqadaada ah loo helo
Marka u horaysa oo aad furto app-ka, dooro luqadda aad rabto.
Waxaad sidoo kale luqadda ka dooran kartaa addoo gujinaya My Audio. Guji badhanka Settings oo ku yaal
dhanka midig ee sare. Guji "Language Preference kadibna ku dar luqadda aad ku hadasho.

Select languages under My Audio by tapping the settings icon. Source: SBS
Fahamka App-ka
Ka baaro app-ka wararka addoo isticmaalaya badhanka Menu oo ku yaal hoos.
Badhanka Home waxaad ka heli kartaa warbixinada iyo wararkii u danbeeyay ee SBS oo dhan.
Badhanka Radio waa halka aad si toos ah uga dhagaysan karto Idaacada. Korka, bidix ama midig u marso si aad u hesho idaacada aad rabto
Marka aad hesho, guji "see schedule" ama "see full schedule" menu oo midigta kor ku yaal si aad u hesho
hagaha janaalada kala duwan. Si aad u hesho liiska heesaha, guji "see full List"
si aad u aragto magaca fanaanka qaaday heesta socota.
Guji badhanka Podcast si aad u hesho dhamaan Podcasts-ka SBS
My Audio waa halka aad ka heli karto barnaamujyada aad jeceshay iyo podcasts-ka aad codsatay inay kuu soo dhacaan.
Dalbo inay kuu soo dhacaan barnaamujyada aad jeceshahay.
Yay ku dhaafin barnaamujyada aad jeceshahay! si ay kuugu soo dhacaan, ka dooro barnaamujka badhamada "Radio" ama
"Podcasts" kadibna guji "follow"
Waxay ku soo dhacayaan badhanka My Audio. Waxaad ka maamuli kartaa ogaysiinta addoo isticmaalaya Settings-ka.

Discover podcasts in over 60 languages Source: SBS