- NSW aa laga diiwaan geliyey dhimashadii ugu horreyse oo Omriconta COVID-19 ah
- Dowlad-goboleedyada ayaa dadweynaha Asutralia ku boorrinaya in aanay goobaha baadhidda iyo gar-garaar degdegga ee cisbtitaalaada imaanin illaa ay si dhab ah ugu baahan yihiin mooyaane, si culayska looga khafiifiyo nimaadka fayo-dhowrka.
- Waaxda caafimaadka NSW baadhintaanak PCR ku dhiirri-gelinaysa oo keliye dadka calaamadaha COVID-19 qaba iyo kuwa lagu amray inay is baadhaan.
- Dowaladd Victoria ayaa ka fekeraysa inay wax ka beddeshi habkan baadhitaanka, iyadoo is-tustay in dadka xidhiidhka dhow ahi (contacts) ay iskood xannibaadda isaga saari karaan iyagoo isticmaalaya baadhitaanka dhakhsaha badan (Rapid Antigen Testing)
- Isticmaalka QR-ka lagu khasbay NSW, iyo sidoo kale goobaha khamriga, kalaabyada iyo maqaaxiyaha oo dadka hal marka wada gelaya la yareeyey
- Brimiyeerka South Australia, Steven Marshal, ayaa xannibaado dheeraad ah soo rogey oo ay ku jiraan tirada dadka goobaha lagu badan yahay iyo tirada booqdayaasha guryaha.
- South Australia ayaa joojisay baadhitaankii PCR ee dadka soo gelaya gobolka.
- Koobkii tartanka kirikitka ayaa xaalad 'hubaal la'aan' ah galay, ka dib markii afar xubnood oo kooxda England ka mid laga helay COVID-19
- Xannibaado cusub ayaa lagu soo rogay UK iyadii Wales, Scotland iyo Northern Ireland ay isku deyayaan inay joojiyaa keysaska COVID-19 ee sii kordhaya, halka England-na ka fekerayso inay soo rogto xanniabaad (lockdown)
Tirooyinka COVID-19
New South Wales waxaa laga diiwaan geliyey 6,324 keys iyo saddex dhimasho ah
Victoria waxaa laga diiwaan geliyey 1,999 keys oo cusub iyo saddex dhimasho ah
Queensland waxaa laga diiwaan geliyey 784 keys oo cusub, South Australia 774, ACT-na 189 keys.
Taasmani-na waxa laga helay 35 keyso oo cusub.
Quarantine and restrictions state by state:
Travel
Financial help
There are changes to the COVID-19 Disaster Payment once states reach 70 and 80 per cent fully vaccinated:
- News and information over 60 languages at
- Relevant guidelines for your state or territory: , , , , , , .
- Information about the .