COVID-19 Update: waqtiga tallaalka boosterka oo aan la badalayn, kays kale oo Omicron ah oo laha helay NSW

Dom Perrottet

NSW Premier Dominic Perrottet says the restrictions in the state will ease as planned despite the recent spike in infections. Source: AAP

  • Kays cusub oo caabuqa Omicron oo laga helay NSW ayaa laga shakisan yahay inuu yahay kayskii ugu horeeyay bulshada gudihiisa la isku qaadsiiyay noocan COVID-19 ah.
  • Northern Territory qofkii ugu horeeyay ayaa COVID u dhintay. NT ayaa ahayd gobolka kaliya ee Australia oo aan illaa iyo hadda qofna ugu dhiman COVID.
  • Wasiirka Caafimaadka Federalka ayaa ku dhawaaqay in qorshihii dib u furida dalka aan waxba laga badalayn.
  • Madaxda Jaaliyada Africanka Australia ayaa dhaliilay go'aanka ay dawladu ku mamnuucday dadka ka soo safraya 9 dal oo African ah kadib markuu soo baxay nooca COVID-ka Omicron.
  • Western Australia waxay mamnuucday dadka ka soo safraya South Australia, kadib markii ay kor u qaaday heerka qatarta ka imanaysa gobolada kale ee dalka.
  • Kooxda Quburada Tallaalka Qaran, ATAGI, ayaa ku dhawaaqay inaan waxba laga badalayn waqtigii loo qabtay in dadku qaataan tallaalka sadexaad ee boosterka loo yaqaan.
  • Dawlada Federalka ayaa ku dhawaaqday 540 milyan oo doolar oo maalgalin lagu bixinayo qorshayaasha la isaga difaacayo COVID.
  • Tasmania waxay badalaysaa sharuucda safar laga bilaabo 15 bishan december.

COVID-19 STATS:

Victoria waxaa laga diiwaan galiyay 1,188 kays oo cusub halka 11 qof ay u dhinteen caabuqa.

NSW waxaa laga diiwaan galiyay 337 kays oo cusub oo bulshada la isku qaadsiiyay.

ACT waxaa laga helay 4 kays, NT labo kays ayaa laga helay.

Qorshayaasha jira ee looga jawaabayo Covid-19 oo afkaaga ah booqo .



Karantiilka iyo xanibaadaha gobolada kala duwan:

Travel

 and Covid-19 and travel information 

Financial help

Waxaa jira isbadalo lagu samaynayo lacaigii masiibada COVID-19 marka gobolku gaaro 70 ama 80% tallaalka labaad. 



 


 





Visit the translated resources published by NSW Multicultural Health Communication Service:


Xarumaha tallaalka gobolkaaga:

 
 

Share
Published 3 December 2021 3:09pm
By SBS/ALC Content
Source: SBS


Share this with family and friends