COVID-19 update: Keysaskii oo sii korday iyo birimiyerka NSW qiiro ku codsatay in la is tallaalo

Waa wargelintaadii ugu cusbayd ee Coronavirus-ta Australia - 18 August 2021

NSW Premier Gladys Berejiklian wears a face mask during a press conference to provide a COVID-19 update, in Sydney, Wednesday, August 18, 2021.

NSW PremierBerejiklian during a press conference August 18. NSW recorded 633 new locally acquired cases of COVID-19 (AAP Image/Bianca De Marchi) Source: AAP Image/Bianca De March

alc covid mental health
Source: ALC
  • Xaafadaha Galbeedka iyo koonfurta galbeed ee Syndey oo laga walaacsan yahay
  • Victoria oo tirada exposure sites-ku gaadheen in ka badan 500
  • ACT oo laga helay 20 keys oo cusub oo COVID-19 ah
Queensland iyo NT oo aan laga helin wax keysas cusub ah.


 
New South Wales
 
New South Wales waxaa laga diiwaan geliye 633 oo keys oo cusub oo COVID-19 ah, oo 62 ka mid ahi bulshada ku dhex jireen iyagoo qaba caabuqa.
 
Primier Gladdys Berjiklian, ayaa sheegtay inay xaadahan tirada keysask aad korodhay: Marrylands. Guilford, Auburne, Greenacre iyo ST Marys.
 
Dadka da'doodu u dhexaso 16 illaa 39 ee ku nool  ayaa laga bilaabo burrito (khamiis 19ka August) mudnaanta koowaad loo siin doonaa tallaalka Pfizer.
 
 
Victoria
 
Victoria waxaa maanat laga diiwaan geliyey 22 keys oo cusub oo COVID-19 ah oo 4 ka mid ah aan la ogeyn meeshay ka yimaaddeen. 6 keys oo ka mid ahayaa bulshada ku dhex jirey iyagoo qaba caabuqa.
 
Madaxa COVID-19, Jereon Weimar, ayaa sheegay inay hadda jiraan 15, 000 oo primary contacts ah, 520 goobood oo . ah.
 
 Halkan ka raadi  
 

Last 24 hours around Australia

 
  • ACT waxaa laga diiwaan geliyey 22 keys oo cusub, kuwaas oo tirade keysaska hadda jira ee Cambera ka dhigtay 67/
  • dowlad-deegaannada South East Queensland, Cairns ayo Yarrabah, laga bilaabo 4-ta galabnimo ee Jimcaha 20ka Auug.
  • Xannibaadda magaalo-weynta Darwin iyo Katherine waxaa loo qoondeeyey in la qaado berrito maalin-badhka.
 

 
alc covid mental health
Source: ALC

 

Karantiilka, Socdaalka, goobaha baadhitaanka iyo lacagta dhibaatada safmareenka

Karantiilidda iyo baadhidda caabuqaba waxaa maamula oo muquuniya dowlad-goboleedyada:


TAS   iyo 
 

Haddii aad rabto inaad waddanka ka dhoofto, waxaad online ku dalban kartaa fasax  si aad uga hesho shuruudaha ku xidhan ka dhoofitaanka Ausralia. Duullimyaadyada caalamiga waxaa ka jira tallaabooyin ku meel gaadh ah oo dowladdu si isdabo-joog ah dib ugu qiimayso, waxaana macluumkooda ugu dambeeya lagu daabacaa website-ka   website.

 







 

 

 

 


Share
Published 18 August 2021 3:10pm
By SBS/ALC Content
Presented by Abdinur Ismail
Source: SBS


Share this with family and friends